Shir Maanta aay Yeesheen Cadde Muuse iyo Faroole oo ku dhammaaday Isafgarad Waxaa maanta madaxtooyda Puntland ku kulmay wadahadalna ku yeeshay Madaxweyne Cabdiraxmaan Shiikh Maxamad Faroole iyo Madaxweeynihii hore ee Puntland Gen.Cadde Muuse.Kulankaas waxaa diiradda lagu saaray sidii loo dhammayn lahaa khilaafkii dhexyiil labadaas Masuul oo muddaba warbaahinta isu marinayey ereyo cambaarayn ah ,waxaana ugu … Continue reading